Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
38FollowersFollow

WARARKII UGU DANBEEYEY

More

    Daacish oo udigtay ururka Al-shabaab ee Somaliya kadagaalama

    Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ka dagaalanta Syria oo lagu magacaabo Al-Naba ayaa waxaa lagu soo daabacay in hogaamiyayaasha sar sare ee Daacish ay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya kaga digayaan in...

    Maamulka Degmada Balcad oo eedan Kulul uso jediyey Dowlada Somaaliya

    Maamulka degamada Balcad  ayaa Ku eedeyay Dowlada federaalka Somaaliya in sidii Al Shabaab oo kale ay ula dhaqanto shacabka degan degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe Gudoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur Furdug ayaa sheegay in...

    Golaha Wasiirrada Puntland oo ansixiyay degmooyin cusub

    Golaha wasiirrada Puntland oo maanta ku shirey xarunta madaxtooyada Puntland ee duleedka magaalada Garoowe ayaa ansixiyay labo degmo,kaddib soo gudbin ka timid wasaaradda arrimaha gudaha Puntland. Degmooyinka cusub ee ay wasiirrada Puntland ansixiyeen ayaa kala...

    47 jir ka mid ahaa raggii Weeraray Hotelka Saxafi

      Ururka Al-Shabaab ayaa baahiyay Magacyadda qaar ka mid ah raggii Jimcihii lasoo dhaafay weerarka kusoo qaaday Hoteelka Saxafi ee Muqdisho. Al-Shabaab ayaa horay u baahiyay Magaca Axmed Aadan Mursal oo ku magac dheeraa (Axmed Guduud)...

    Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

    Kulamo ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka soo saareen bayaan ku saabsan khilaafka  Dawladda Soomaaliya  iyo Dowlad goboleedyada. Kulamada Culimada ka dib Bayaan ay ay soo saareen oo ka...

    Dowlada Somaliya oo lagu eedeyey soo ibsashada Hub farabadan

    Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay jabisay Cunaqabateynta hubka ee Saaraan, xilli dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ugu jirto sidii looga qaadi lahaa Cunaqabateynta, Maadaama ay dagaal kula jirto Al-Shabaab. Kooxdii Golaha Ammaanka...

    Kooxo hubeysan oo wiil dhalinyaro ah ku dilay Magaalada Muqdisho

      Sida ay xaqiijiyeen gob jogayaal Kooxo hubeysan ayaa Maanta degmada Wartanabadda gaar ahaan Xaafadda Labo Dhagax ku dilay wiil dhalinyaro ah. Koox Bastoolado ku hubaysan  ayaa toogtay Ruux dhalinyaro ah ka dibna waxaa la sheegay in...

    Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka kubada cagta ee Qaranka Soomaaliya

    Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowlada somaliya  ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka itoobiya Waxa...

    Gaadiid farabadan oo ku xayiran duleedka degmada Afgooye

      Gaadiid u badan kuwa Xamuulka qaada ayaa waxa ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa Magaalooyinka Walaweyn iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Mas’uuliiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen...

    Amar lagu so rogay Saldhigyadda Booliska Muqdisho

    Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo kormeeray qaar ka mid ah saldhigyadda Magaalada Muqdisho ayaa taliyeyaasha Saldhigyadda ku Amray in ay laba Jibaaraan Ammaanka Magaalada Muqdisho Wasiirka Amniga ayaa sheegay in ay muhiim...

    Weather

    Badhan, So
    clear sky
    12.4 ° C
    12.4 °
    12.4 °
    91%
    1.8kmh
    0%
    Thu
    29 °
    Fri
    28 °
    Sat
    23 °
    Sun
    24 °
    Mon
    22 °