SANAAG.SO – Waxaa la filayaa in Maalinta bari ah ee foda inagu so haysa in Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ee maamulka Putland ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya

Kurisgaas waxaa hore u baneeyey Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax kaas oo iska casilay xilkaasi, waxana haatan isku soo sharaxay laba musharax oo mid ka mid ah uu yahay Wasiir ka tirsan Dawlada Federaalka ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa u sharaxan inuu u tartamo kursigaas, waxaana shalay uu gaaray Magaalada Garoowe halkaas oo si diiran lagu soo dhaweeyay.

LEAVE A REPLY