WARSAXAAFADEED: Beesha Tanade Daarood oo Puntland ka tashanaysa

0
144

Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Tanade Daarood ayaa maanta magaalada Garowe kaga dhawaaqay inay masiirka beeshooda kaga tashanayaan kulan muddo 30 maalmood gudahood kaga dhici doona magaalada Gaalkacyo.

War saxaafadeed ka soo baxay gabagabada gogol ay beeshu dhigtay magaalada Garowe, ayay odayaashu iyo waxgaradku ku caddeeyeen inay gooni uga tashadaan masiirka beesha, iyadoo beeshu u garawday beelaha kale ee ku dulman habka metelaada iyo awood qeybsiga Puntland.

Halkan hoose ka akhri: Warsaxafadeedka Beesha Tanade Darood: Laylkase.

LEAVE A REPLY