caruurta  Agoomaha iyo Darbi Jiifka ah  Ee Magaalada Bosaso Oo xaladooda ay haatan so hagaageso ayaa  Baaq U Diray Musharax Maxamuud Khaliif Jabiye oo ka mid ah musharaxiinta utaagan xilka madaxtinimo ee maamulka  Puntland  sanadka 2019

Maamulka xarunta lagu dhaqan caliyo laguna baro quraanka kariimka ah caruurtan  ayaa ugu baaqay Musharaxa in uu udhiso Mudariso iyo goobo lagu xanaaneyo  si ay u helaan meel dhanta mesha   hada hoyga u ah

Caruurtan isugu jirta agoomaha iyo darbi jiifka ayaa ku cel celiyey in qofkasta oo muslim ah uu caawiyo si ay uhelaan caafimad waxbarasho iyo daryeel dheraada

 

LEAVE A REPLY