Fanaanada Maryan Mursal Ciise Bootan oo kamid ahaan jirtay hoobaladii Waaberi oo gaartay magaalada Gaalkacayo ayaa waxa si weyn ugu soo dhaweeyey shacabka iyo maamulka magaalada Gaalkacayo iyo kan Gobolka Mudug.

Fanaanada oo mudo ka maqnayd dalka ayaa markii ay soo gaartay magaalada Gaalkacayo waxay shacabka kula dardaarantay inay ilaaliyaan nabad magaalada Gaalkacayo iyo tan gobolka Mudugba.

LEAVE A REPLY