Hooyo Faaduma Salaad Muuse iyo Caruurteeda,
Hooyo Xaawo Salaad Muuse iyo Caruurteeda
Hooyo Maryan Salaad Muuse iyo Caruurteeda.
Hooyo Caasho Salaad Muuse iyo Caruurteeda.
Aabe Cabdi Salaad Muuse iyo Caruurtiisa
Aabe Axmed Salaad Muuse iyo Caruurtiisa
Aabe Axmed Jaamac Yuusuf iyo Caruurtiisa
Hooyo Xaawo Jaamac Yuusuf iyo Caruurteeda
Hooyo Sahro Jaamac Yuusuf iyo Caruurteeda
Hooyo Xaliimo Jaamac Yuusuf iyo Caruurteeda.
Aabe Maxed Cabdicasiis Cabdlle Jamac iyo Caruurtiisa.
Hooyo Xaliimo Cabdicasiis Cabdlle iyo Caruurteeda.
Aabe Maxamud Maxamed Salaad iyo Caruurtiisa.
Aabe Faysal Cabdi Salaad iyo Caruurtiisa.
Iyo dhamaan REER SALAAD MUUSE
 
Waxay Tacsi u dirayaaaan Hooyo Saynab Salaad Muuse iyo caruurteeda oo Aabahood CALI  JAAMAC ISMAACIL(CALI BOHLI) ku geeriyooday Magaalada Badhan 19- 11-2016 Waxaan Allaheenna macbuudka ah uga wada baryaynaa in uu naxriistiisa ku sugo, qabrigana uga dhigo Guri Janno oo jannooyinka ka mid ah, innagana illaah ha innaga illaaliyo fidno gadaashiisa, samir iyo iimaan taam ahna illaah ha ka wada siiyo, wax khayrna ha ugu bedelo dhammaan Waalidiintii, Ubadkii, Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaatiiba uu ka geeriyooday. Aamiin Aamiin Amiin.

Sidoo kale, Bahda Warbaahinta Sanaag.so waxay  Tacsi la mid ah u dirayaan dhammaan qoysaaska kor ku xusan, Eheladii Qaraabadii, Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaah ha u naxareestee, Marxuum Cali Jaamac Ismaaciil  (Cali Bohli) waxaanuna leenahay  Ilaahay  Kitaabkiisa Gacanta Midig ha ka siiyo, Jannadiii Fardowsana Ha ka  Waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Halkan hoose ku reeb Ducada Mahadsanid.

LEAVE A REPLY