Ra’isulwasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa wareegto ka soo saaray Waqtiga shaqo galka shaqaalaha hay’adaha Dawlada.
Wareegtada oo si toos ah ugu socotay Hay’adaha Dawlada ay lagu sheegay in ay shaqadu bilaabanayso siddeeda subaxnimo (08:00), lagana bixi doono Afarta iyo badhka galabnimo (04:30), toddobaadkiina ka dhigi doonta 48 Saacadood sida waafaqsan qod. 26aad ee xeerka shaqaalaha Lr.11.
 
Ra’sul wasaare Khayre ayaa wereegtadan ku macneeyey si loo dardar geliyo habsami u socodka barnaamijka Xukuumada, islamarkaasna Ha’adaha Dawlada u fuliyaan adeega dadwaynaha waa muhuum in la ilaaliyo waqtiga shaqada.
Halkan hoose ka akhriso wareegtada 
 Sanaag.so

LEAVE A REPLY