Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa u magacaabay wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya oo noqonaya Saadiq Cabdullaahi Cabdi.
 
Wareegtadan oo ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaare Khayre ayaa lagu magacaabay xilkan oo uu ka geeriyooday bishii May ee sanadkan ALHN Wasiir Cabaas Siraaji oo toogasho lagu dilay.
Sanaag.so

LEAVE A REPLY