war bayaan ah oo ay sosaareen Golaha Odayaasha dhaqanka maamulka  Koofur Galbeed somaliya ayaa  waxay ku dhawaaqeen in dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha maamulka  Koofur Galbeed

Dib udhiga doorashada ayaan wali la shaacin waxa sababay iyadoo Doorashadda  lagu balansanaa 17-ka bishan November in ay ka  dhacdo Baydhabo oo ah  Caasimadda KMG somaliya

Odayaasha ayaa waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka inay faragelin xoogan  ku heyso doorashada, lana safatay Musharaxiin gaar ah, iyagoo dhaqaale iyo gawaari aan xabadaha karin siisay   walina eedantan loo sojeediyey dowladu kama aysan hadlin

LEAVE A REPLY