Norrköping: Soo caga cagee -Ciid Mubaarak!

0
1634

Norrköping Soo Caga Cagee!

Ciid Mubaarak!

Waa inoo iyo habeenka Ciidka farxad iyo damaashaad, Ka soo qayb qal Wacan Showga Ciidka Norrköping soo Caga cagee, cagaha miisaan u yeel, ha cabsane soo ciyaar! iyo habeenka  Sat 09.07.2016, Soo wad asxaabtaada si aad noola dabbaal degto farxadda iyo Damaashaadka, Ciid Mubaarak!

 

1796580_1386949988238517_1411833260_n1Faysal  Xassan Ciise, (Faysal Xawaase) ayaa waxa uu idin ku luqayn doonaa heesta

Barashadii khasaartay
waan ka baxay baddaado
baab kaagi waan xidhay!

 

1560486_622617854454144_2002906132_n

2Mukhtar Osman, waxa uu din ku luqayn doonaa heestii caanka ahayd ee Hodan.
Inaan hurdo seexan waayay,
inaan aawada hadraayo,
miyaad hodaney Mogtahay!

 

Mahamed jecelow

3Mahamed Jecelow, Waa fannaan aad u da’yar oo cod macaan waxaa ka mid ah heesta uu qaadayo
Saan Rabaye aniga Saan Lee Rabaa
Haddana Saan Dheh
Waryaa Saan Dheh!
Deeqa Afro

4 Deeqa Afro,  waa fannanad laga dabacay, Da’yar waad garanaysaan

Cabdoow Soo ciyaar
Cagaha miisaan u yeel
Ha cabsane soo ciyaar
Ha Cabsane soo ciyaar
U tuma sacabka u tuma
U tuma Sool iyo Sanaag.so

 

Ha moogaan! Habeenka Murtida iyo Madadaalada iyo Xiddigaha Caashaqa waa kuwee waa Abwaan Boodhariga Caashaqa  iyo samigiisa Abwaan Sahal Qardhood oo halkaa idiinku haya Riwaayado kala duwan iyo barnaamijyo wacyi galin noocii u danbeeyay ah.

Ugu danbayn,  waxaan idin leenahay ka soo qayqal wacan, Sanaag.so

Dj MaameyCiid Mubaark!

150kr

 

 

Heesta Cusub ee  SNAPCHAT IGA LA HADAL, Waxaa ku fara yaraystay Abdirisak Bulgaaz 2016-07-05

 

LEAVE A REPLY