Kooxo Hubaysan ayaa Lasheyaga in ay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hooseay  ku dileen Macalin Maamule ka ahaa Iskuulka Daarul-Amal oo ka mid  ahaa Iskuulada ku yaalla degmadaas

Maamulaha la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cumar Mahad Cabdi waxaana Goobjoogayaal ay sheegeen in loogu tegay laguna dilay goobtiisa Shaqada ee xafiiskiisa xilli ay ardaydu Casharada qadanayeen

Kooxihii dika kadan beeyey ayaa goob jogayaal shegen in ay goobta ka xabsadeen ilaa hadana  lama oga Cida dilkaas kadan baysay

 

 

 

LEAVE A REPLY