Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay taliyeyaal cusub oo dhanka amniga ah, iyadoo xilalkii laga qaaday taliyeyaasha hay’adaha amniga dalka, waxaa sidoo kale xilka laga qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir.

Madaxwaynaha waxa uu ku dhawaaqay howl galo ka dhan ah Al-shabaab in ay ka bilaaban doonaan guud ahaan dalka.
Magacyada Taliyeyaasha Cusub ee Amniga
  1. Taliyaha Ciidanka Xoogga Jan. Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid
  2. Taliyaha Hay’adda Nabadsugida C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe
  3. Taliyaha Ciidanka Boliiska Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid)
  4. Taliyaha ciidanka Asluubta Jan. Xuseen Xasan Cismaan

Halkan ka daawo shirkii Jaraa’id ee Madaxweeyne Farmaajo.

 

 

LEAVE A REPLY