Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magcaabay Guddiga Tacliinta Sare ee Puntland.
 
Sida uu qabo dastuurka Puntland ayaa madaxwaynaha Puntland tixgeliyey gudigan Aqoontooda iyo khibradooda ka dib talo soo jeedinta Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Tacliinta Sare ee Puntland.
 
Xeer Madaxwayne Lr 155 ee oo ku taariikhaysan 18 oktoobar ayaa Madaxwaynuhu ku magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee Puntland oo ka kooban 18 Xubnood.
 
Xubnahan Guddiga hoos ku qoran waxaa ka mid ah Cabdalla Shiikh Axmed oo ah Macalim bare sare ah islamarkaana ahaa asaasihii Machadka Al-haramain, haddana ah Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.
Guddiga  Tacliinta Sare ee Puntland 2018
1 Maxamed Cabdi Aadan Guddoomiye
2 Cabdiqani Axmed Faarax Xog-haye
3 Maxamed Cali Faarax Xubin
4 Maxamed Axmed Warsame Xubin
5 Siciid Cismaan Faahiye Xubin
6 Cabdsalaan Ciise Salwe Xubin
7 Cabdiwali Cabdiraxman Geyre Xubin
8 Maxamuud Sheekh Xaamud Xubin
9 Cabdullahi sheekh Xassan Xubin
10 Cabdiraxmaan Jaamac Cali Xubin
11 Cabdiqaadir Jaamac Salwe Xubin
12 Cabdifataax Nuur Axmed Xubin
13 Caballa Sh. Axmed Yuusuf Xubin
14 Faarax Axmed Warsame Xubin
15 Ismaaciil Maxamed Warsame Xubin
16 Cabdirisaaq Jaamac Taraag Xubin
17 Sh. Maxamuud Ciise Faarax Xubin
18 Maxamed Cabdiwahaab Maxamed Xubin

LEAVE A REPLY