Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Madaxwaynaha Galmudug, Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa sida uu sheegay.
 
Dhawaan ayaa Baarlamaanka Maamulka Galmudug waxaa ay sheegeen in xilkii ay ka qaadeen C/kariin Xuseen Guuleed inkastoo uu diiday xil ka qaadista.
Madaxwaynaha Galmudug oo is casilay

LEAVE A REPLY