Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa aya warrka ka imanaya ay  sheegayan in  Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magalada Jowhar uu dilay Xaaskiisa.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Hoygooda oo ku yaalla Xaafada Hanti-Wadaag ee Magalada Jowhar,waxaana Maareeyaha oo lagu Magacaabo Ibraahim Maxamed oo kloo yaqaano (Cali Dheere) uu dilay xaaskiisa oo lagu Magacaabi jiray Jamiilo Sheekh Cali Ibraahim taas oo Da’deeda lagu 32 jir,ils amrkaana xaamilo aheyd

dilka ayaa yimi kadib Muran dhex maray

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen Maareeyaha,isla markaana ay xabsiga dhigeen.

LEAVE A REPLY