Mgaalada Bosaaso ee Xarunta Ganagcsiga Maamulka Puntaland ayaa saka waxa Kooxo hubaysan ay ku dileen Saabir Axmed Cali oo ahaa xisaabiye Shirkad Ganacsi oo ku taalla  Bartamaha Magaalada Boosaaso

Waxana weerarkan  dhaawac Kasogaaray ilaa 2 ruux inta la xaqiiyiyey

Dilkan ayaa yimi kadib  xilli Magaalada Boosaaso Xalay  lagu dhaawacay Garsoore Maxkamadeed, islamarkaana ay baxsadeen Kooxihii dhaawacay.

Ciidamada Ammaanka ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka sameeyeen howlgallo lagu baadigoobaayo Kooxihii dilka Kadanbeyey

ilaa iyo hadana lama oga cida falkan ka danbaysa

LEAVE A REPLY