Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwenaha yMaamul goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu shaaciyay  Liiska xubnaha u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu noqonayo maamulkii sadexaad ee soo gudbiya Liiskan.

Xubnaha lagu dhawaaqay  waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin dhowr ah oo uu ka mid yahay madaxweyne k/xigeenkii hore ee Jubbaland Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo kuwo kale oo xilal kasoo qabtay maamulka Jubbaland, iyadoo ay noqon doonaan xubnaha Jubbaland u matali doona Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

 Hadaba hoos ka aqriso Liiska Xubnaha Aqalka sare  ee Jubbaland soo gudbisay.
juballandjuballan-1d
Sanaag.so

LEAVE A REPLY