Waxaan halkaan Tahniyad, Hambayo, Bogaadin iyo Duco uga diraynaa Cabdulqaadir Bashiir Maxamed iyo Zamzam Maxamuud Maxamed Muuse oo arooskoodu 9-dec 2016 ka dhacay caasimada labaad ee dalka Sweden ee Gothenburg. Waxaa tahniyada diraaya ugu horayn:

  1. Xaliima Faarax Ahmed & dhamaan reer Faarax Ahmed
  2. Hooyo Hodan Khaliif Cali
  3. Abti faarax shire deeble iyo dhamaan zamzam walaalaheed
  4. Dhamaan habaryaro & Abtiyaal oo ay ka mid yihiin:
  5. Habaryar Maryan Khaliif Cali
  6. Habaryar Abshiro Khaliif iyo saygeeda & caruurteeda
  7. Habaryar Sacdiya khaliif iyo saygeeda & caruurteeda
  8. Habaryar Ifraax Khaliif
  9. Habaryar Nasteexo Khaliif
  10. Habaryar Xaawo Khaliif & caruurteeda
  11. Habaryar Nuuro Khaliif iyo saygeeda & caruurteeda
  12. Habaryar Nadiifo C/casiis iyo Saygeeda , Maxamed Xuseen
  13. Habaryar Dahabo Cabdiyare
  14. Habaryar Farxiya Goodle
  15. Nasro Cumar maxamed iyo qoyskeeda
  16. Cabdiweli maxamuud iyo qoyskiisa
  17. Abti Maxamed Shire Cali
  18. Abti Cabdulqaadir Khaliif Cali
  19. Abti Cabdicasiis Khaliif iyo Marwooyinkiisa
  20. Abti Cabdiweli Khaliif iyo Marwooyinkiisa
  21. Dahabo Daahir Nuur
  22. Maxamed Khaliif
  23. Khadar saciid shire
  24. Abti Casayr iyo Marwadiisa
  25. Dhamaan Ilma warsame Mire
Dhamaan qoyska reer guuleed ee hambalyada diraaya ma aha kuwo lagu soo koobi karo halkaan, balse waxaa ka soo hambalyeynayaan dhamaan dunida daafaheeda.
Hambalyo! Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax!..
Ehelka, qaraabada iyo asxaabta hambalyada iyo bogaadinta usoo gudbiyey boqorka iyo boqorrada ma aha kuwa qoraalkaan lagus oo koobi karo.
 
Waxaa iyaguna hambalyo , bogaadin iyo duco taas la mid ah halkaan ka diraaya adeero, abtiyaal, walaalo iyo guud ahaan qaraabada boqorka iyo boqorrada: Cabdulqaadir Bashiir Maxamed iyo Zamzam Maxamuud M Muuse
 
26. Adeer C.risaq Maxamed Xuseen dheere iyo qoyskiisa
27 Maryan Maxamed Xuseen dheere iyo wiilasheeda
28 . Najmo Maxamed Xuseen dheere
28. Cabdullahi Timajilic iyo qoyskiisa
29. Maxamed Timajilic iyo Qoyskiisa
30. Awoowe C/xakiim sh Maxamed Aw-yuusuf iyo qoyskiisa
31. Maxamed xaaji cabdullahi ciise iyo Qoyskiisa
40. Fardowsa Cabdullahi Ciise iyo qoyskeeda
41. Sahra Cabdullahi ciise iyo qoyskeeda
41. Qamar Cabdiraxmaan iyo caruurteeda
42. Maxamed Cawil
43. Faadumo Cawil
44. Bashiir Cabdi Bari
45. Maxamed Ahmed xuseen ( adoomey)
46. Fatax Caynab iyo qoyskiisa
47. Adeer Aadan suleymaan iyo qoyskiisa
48. Cabdinur Barre iyo Qoyskiisa
49. Saciid c.raxmaan iyo qoyskiisa
50. Abti Cabdiweli ciise Muuse iyo qoyskiisa
51. Walaal, Xirsi bashiir iyo qoyskiisa
52. Abti Rooble ciise muuse iyo qoyskiisa
53. Adeer Aadan maxamed Ahmed iyo qoyskiisa
54Eedo Xalwo Maxamed Ahmed iyo Qoyskeeda
55. Adeer Ismaaciil Cabdi Ahmed iyo qoyskiisa
56. Adeer C.qaadir Cabdi Ahmed
57. Ayeeyo Faadumo Ahmed Xasan iyo qoyskeeda
58. Samiiro Cakood iyo qoyskeeda
59. Adeer Cabdiraxmaan Saandeyl iyo qoyskiisa
60. Adeer Maxamed Afjabeey iyo Qoyskiisa
61 Eedo Xaawo Ilkaseexde iyo qoyskeeda
Iyo Dhamaan qaraabada, asxaabta , saaxiibada iyo ehelada aan halkaan lagu soo koobi karin ayaa diraaya hambalyo iyo bogaadin taas la mid ah.
HAMBALYO! HAMBALYO! HAMBALYO! GUUL & GURI KHEYR Ayaan ilaahay idiinka baryeynaa. AAMIIN AAMIIN AAMIIN!
Sanaag.so

LEAVE A REPLY