Deeradu waxa ay ordi kartaa 90km saacadii, halka libaaxu ka ordi karo 58km saacadii! Iyadoo ay sidaa tahay haddana deeradu waxay dhibane u tahay libaaxa oo si fudud u ugaadhsada!

Ma ogtahay sababta?

”Naftaada waydii in dad badan oo aad ka dheerayn lahayd daymo kuu gacan galisay!”

Waxa la yidhi, Deeradu marka ay Libaaxa aragto iyadoo ordaysa ayay haddana daymootaa / gadaal fiirisaa iyadoo iska dhaadhicisa in ay gacan gashay. Taasina Libaaxa waxa ay u sahashaa in uu si fudud u qabto deerada madaama daymadeedu xawaareheedii dhimay.

Naftaada waydii in dad badan oo aad ka dheerayn lahayd daymo kuu gacan galisay!

WQ: Hassan Mohamoud M Shire

Sanaag.so

 

 

LEAVE A REPLY