Guddiga qaban qabadda  Dorashadda  guddoonka gollaha shacabka oo  shalay   Ku dhawaaqay xiliga la qabanadda doorashadda Gudoonka golaha shacabka ayaa maanta u barlamaanka u gudbiyey   warbaxiin la xariirta howlaha u qabsoomay iyo Jadwalk doorashadda guddoonka golaha shacabka .

Xildhibaan Cabdirahmaan Ducaale Beyle Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabadda doorashada gudoonka golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa  xildhibanaadda golaha shacabka   u aqriyey go’ankan guddiiga ee ku aadan qabsoomidda doorashadda guddoonka golllaha shacabka

Shir Guddoonka Golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka  Soomaaliya xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa gudiga qaban qabadda guddoonka golaha shacabka Soomaaliyeed ku amaanay   hananka ay u diyaariyeen waqtiyeynta   doorashadda guddoonka Golaha shacabka Soomaaliyeed

Doorashadda  Guddoonka golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 11 iyo 12  bishaan , waxaana xigi doonta oo ay barlamanka guda gali doonana   diyaarinta hanaanka ay u dhacayso    doorashadda madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Sanaag.so

LEAVE A REPLY