Sidee u aragtaa shirka Wadatashiga Puntland ee Magaalada Gaalkacayo?

Home – Sanaag.so Forums Soomaaliya Puntland Sidee u aragtaa shirka Wadatashiga Puntland ee Magaalada Gaalkacayo?

This topic contains 1 reply, has 2 voices, and was last updated by  Huseen 2 years, 4 months ago.

Viewing 2 posts - 1 through 2 (of 2 total)
  • Author
    Posts
  • #1743

    Sanaag.so
    Keymaster

    Waxaa ka furmay Magaalada Gaalkacayo Shirka Wada-tashiga Puntland 25-08-2015, waxaa ka soo qayb galay dhammaan ergooyin ka kala yimid 5 tii gobol ee ku bahoobay Puntland sida Bari, Sanaag, Sool, Nugaal, Gaalkacayo iyo weliba degmada Buuhoodle.Madaxwaynaha Puntland oo furay shirka Gaalkacayo

    • This topic was modified 2 years, 4 months ago by  Sanaag.so.
    #1766

    Huseen
    Member

    Sanaag.so Aniga waxay ila tahay waa arin fiican, shirkana waa loo baahnaa in uu qabsoomo in kastoo la qabtay 17 sanno ka dib asaaskii Puntland waa goor xeero iyo fandhaal kala dhaceen, gobolladii Puntland qayb gacanta Puntland ka baxday.

    waan ka dhowrsugaynaa waxa ka soo baxa shirkaasi, wayna caddaandoonaan ergooyinka, ka qayb galay shirkaasi, iyadoo aan ognahay in Gobolka Sool looga dhawaaqay Khaatumo.

Viewing 2 posts - 1 through 2 (of 2 total)

You must be logged in to reply to this topic.

Stay Connected

3,985FansLike
586FollowersFollow
35FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °