Reply To: Sidee u aragtaa shirka Wadatashiga Puntland ee Magaalada Gaalkacayo?

Home Sanaag.so Forums Soomaaliya Puntland Sidee u aragtaa shirka Wadatashiga Puntland ee Magaalada Gaalkacayo? Reply To: Sidee u aragtaa shirka Wadatashiga Puntland ee Magaalada Gaalkacayo?

#1766

Huseen
Member

Sanaag.so Aniga waxay ila tahay waa arin fiican, shirkana waa loo baahnaa in uu qabsoomo in kastoo la qabtay 17 sanno ka dib asaaskii Puntland waa goor xeero iyo fandhaal kala dhaceen, gobolladii Puntland qayb gacanta Puntland ka baxday.

waan ka dhowrsugaynaa waxa ka soo baxa shirkaasi, wayna caddaandoonaan ergooyinka, ka qayb galay shirkaasi, iyadoo aan ognahay in Gobolka Sool looga dhawaaqay Khaatumo.

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °