Waxaa maanta lagu wada in ay qabsoonto doorashada xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo in muddo uu khilaaf ka taagnaa taasoo dhowr jeer oo hore dib u dhac ku yimid.
 
Ilaa 6 kursi ayaa lagu tartami doonaa sida Guddiga doorashooyinka heer federaal ay sheegeen, kuwaas oo ku biiri doona xildhibaanada aqalka sare ee laga soo doortay Maamulada Puntland, Jubaland, K-galbeed, Hir-shabeele, Galmudug.
 
Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa hakad ku jiray doorashada xildhibaanada aqalka sare ee matalaya goboladda waqooyi, balse waxaa hadda muuqata in la dhameeyay khilaafkii ka taagnaa doorashada.
 Halkan hoose ka akhriso magacyada xubnaha  u tartamaya Aqalka sareSanaag.so

LEAVE A REPLY