Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay Maanta in Dhallinyarada Soomaliyeed ee ku xiran waddamada caalamka ee lagu eedeeyay inay yihiin burcadbadeed aysan ahayn, balse ay yihiin Kalluumeysato.
War-saxaafadeedka, ayaa soo baxay kaddib markii Dalka Hindiya ay shalay ku xukuntay dil Toogasho ah 50-dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaa soo lagu eedeeyay inay yihiin Burcad-badeed.
AKHRISO: Bayaanka ay Dowladda Somalia kaga hadashay dhallinyarada;
 xf_somalia_bayaan_dhalinyarada_660Sanaag.so

LEAVE A REPLY