Warrka hada naga sogaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhowed degaano ka tirsan Gobolkaas uu dagaal xoogan ka bilaawday.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo Al-Shabaab,waxaana uu ka socdaa inta u dhaxeysa Magalada Baladweyne iyo degmada Maxaas

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo ka baxay Baladweyne ay wadada u galeen  Kooxo katirsan Al-Shabaab,waxaana lagu soo waramayaa in u socdo dagaal u dhaxeeya labada dhinac

Waxaana jira Khasaare labada dhinac ah Walina macada Khasaaraha int uu le eg yahy

LEAVE A REPLY