Waxaa Magaalada Bosaaso Sibalaaran logu sodhoweeyey Musharax Madaxwayne Maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni 2019  waxana Sodhowanta ka Qayb galay Shacab waynaha  ku dhaqan Magaalada Bosaaso

Sodhowan kadib ayaa Musharxa waxaa uu Khudbad dhinacyo badan tabanesa Kajeediyey afka hore ee Garoonka Diyaradaha ee bosaaso

Musharxa ayaa waxa uu kahadlay Amaan iyo horumarka puntland Siday Ku gaari lahad waxa uu sidokale uga digay Madaxwaynaha maamulka puntalnd Cabdiwali Maxamed Cali Gaas in uu Soofara Gashado Dorashada sanadka 2019

LEAVE A REPLY