Daawo: Puntland oo shaacisay caawa magacyada xubnaha ku metelaya Aqalka Sare ee BF Soomaaliya

0
278
Guddiga Doorashada Dadban ee Puntland, ayaa Goor-dhaw shaaciyay Xubnaha Maamulkooda ku Meteli doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaan la dhisayo.
 
Magacyada Xubnaha ay Puntland shaacisay caawa ayaa waxaa ku Jira; Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Faroole, Maxamed Siciid Xirsi [Moorgan] iyo Xubno kale oo siyaasiyiin iyo haween ah. liiska-xubnaha-aqalka-sareliiska-xubnaha-aqalka-sare-1
Sanaag.so

LEAVE A REPLY