Ogow 5 Waxyaalood oo ay Dowladu Ku Guuleysatay Balse Dadka Mooshinka Wada Aysan Raali...

Dowlada Soomaaliya ee ay hogaamiyaan madaxweyne Farmaajo & Khayre waxay jirta mudo ku dhow 10 bilood. Mudadaa ay dowladu jirtay waxay geed dheer & geed gaaban u fuushay sidii ay u soo celin lahayd...

Yaa Ka Dambeeya Dagaalada 30ka Sano Ka Socda Soomaaliya [DOOD KULUL]

Barnaamijka cafis oo uu soo qabanqaabiyey wariye Wali Haashi ayaa lagu lafa guray dagaalada 30ka sano ka socda Soomaaliya. Waxaana barnaamijka ka qayb galay dad kala aragti duwan oo qaarkood odayaasha dhaqanka ku dhaliilay...

Badhan oo Roob lagu diirsaday ka da’ay+sawirro

  Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag ayaa galabnimadan Maanta ah waxaa ka Hooray Roob lagu diirsaday Kaasi oo Magaalada Biyo Dhigay. Ilo lagu kalsoonyahay ayaa sanaag.so usheegay in Roobkan uu aha  mid aad  loogu Nimcoobey islamarkaasna...

Wadada Ceeldaahir ilaa Ceerigaabo Oo Laamigii la saarayo

Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo maraya meeshii ugu Wanaagsanayd ayaa Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Puntland ay qoondo ugu dartay Dhismaha Waddada Ceeldaahir iyo  Ceerigaabo. Wasaarada oo Qoondadan mid lamid ah Hore u...

Maamulka Waqooyi Bari oo ka hadlay dhaqdhaaqyo ay wado Somaliland

Af-hayeenka Maamulka Woqooyi Bari ee Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud Jebiye oo la hadlay Warbaahinta Sanaag.so  ayaa sheegay in ay la socdaan dhaqdhaqaaq ay damacsan tahay Somaliland in ay  keenaan waxaa loogu yeedho Kaararka Aqoonsiga ee...

Guddiga doorashada’’Annaga oo kaliya ayaa go’aan ka gaari karna doorashada xubnaha aqalka sare ee...

Qoraal ay soo saareen guddiga doorashada heer federaal ayaa lagu sheegay in iyaga oo kaliya go’aan ka gaari karaan waqtiga la qabanayo doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada W/qooyi, kaddib markii dhawaan gudiga doorashada...

Beesha Warsangeli dagaal kulama jirto Somaliland

Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa maanta si diiran ugu soo dhoweeyey Magaalada Shimbiraale xubno ka tirsan Xukuumada Somaliland. Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah gacanta midig ee Madaxweyne Axmed...

Badhan oo si wayn looga ciiday Maanta

Halkan Ka dhagayso Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Ciida Ciidul-fidriga sanadka 1437-ka Hijriyada oo ka mid ah ayaamaha aadka ugu wayn Muslimiinta ayaa laga ciiday Maanta oo ay bishu  tahay 05-07-2016 Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag  ka...

Badhan oo si wayn looga dareemayo Ciidul-Fiddriga

Waxaa Magaalada Badhan laga dareemaya Farxadda iyo Damaashaadka diyaar garoowga Ciidul- Fidri ee ku beegan Maalinta Arbacada 6'da Bisha July.   Waxaa laga dareemayaa Waddoonyinka hal-bawlaha u ah magaalada Badhan mashquul iyadoo dadku adeeganayaan oo ay...

Allaah Yaa Arxama: Garaad Abshir Garaad Saalax oo Sweden ku geeriyooday

Rabbi ha u naxaristee waxaa dalka Sweden ku geeriyoodey maalintii Jimacada ee 10kii danbe ee bisha barakaysan ee Ramadaan Garaad Abshir Garaad Saalax oo kamid ahaa Isimada Soomaaliyeed, gaar ahaan gobolada Sool iyo Cayn. Garaad...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °