Deg deg: Muuse Biixi oo ku guulaystay Doorashada Madaxwaynaha Somaliland

M Muuse Biixi Cabdi ayaa ku guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Somaliland ee la qabtay 13 bishaan Nov 2017 sida uu shaaciyey Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Somaliland. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Imaan Warsame ayaa ku dhawaaqay in uu...

Natiijada doorashada Somaliland oo maanta la falayo in lagu dhawaaqo

Gudiga doorashooyinka Maamulka Soomaliland ayaa goor dhawa shaacin doona Natiijada Doorashada Mataxtinimada Soomaliland.   Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa hore u sheegay in ay dhaliilasan yihiin Natiijada Doorashada kadib kulan uu xalay Saxaafada u qabatay...
video

Musharaxa Waddani oo qaadacay natiijada doorashada weli aan la shaacin

Murashaxa Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay inaanu ku qanci doonin natiijo hordhac ah oo komishanku ku dhawaaqo, kadib markii ay soo baxday in Muuse Biixi Madaxwayne loo magacaabi doono, Wuxuuna...

Deg deg: Waddani oo mar kale muraaqibiintiisa kala baxay xarunta Guddida doorashada

 Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani ee maamulka Isku magcaabay Somaliland ayaa mar kale muraaqibiintiisii kala baxay Xarunta guddida Doorashada ee ay ka socotay tirinta qaar ka mid ah codadkii laga dhiibtay gobolada qaarkooda ee...

Ciidamo ka kala tirsan Puntland & Somaliland oo isku hor fadhiya Hadaaftimo.

Magaalda Hadaaftimo ee gobolka Sanaag waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo is hor-fadhiyaan laba ciidan oo ka kala socda Puntlnad iyo Somaliland .   Warbaahinta Sanaag.so oo la xiriirtay hadaaftimo ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in...

Madaxwaynaha JFS oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dawlad Goboleedyada

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dawlad Goboleedyada xubnaha  ka ah Dawlada federaalka Soomaaliya si ay uga qayb galaan Shir wadatashi ah oo ka...

Xildhibaan katirsan Baarlamanka Somaliland oo geeryoodey

  Allaha U Naxariistee, Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle  oo kamid ahaa Golaha wakiiladda maamulka Somali-land ayaa ku geeriyooay waddanka Hindiya. Xildhibaankaan ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa dalka Hindiya oo uu u joogay hawlo caafimaad. Cabdiraxmaan Talyanle waxa uu...

Faah-Faahin Dheeraad ah Dagaalo Dhexmaray Somali iyo Oromo

Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dagaalo ku dhex maray Soomaali iyo Oromo xadka ay wadaagaan labada dowlad deegaan. Maxamed Bille ‘Miig’ Wasiirka isboortiga iyo dhalinyarada ahna la taliyaha arrimaha saxaafada...

Roobab xoogleh oo ka da’ay Galbeedka Somaliland

Wararka ka imanaya Gobolada galbeedka Somaliland ayaa sheegaya in roobab xoog leh oo dabaylo wata ay ka da’een deegaano ka mid ah gobolada Waqooyi Galbeed ee dalka Soomaaliya. Roobka ayaa la sheegay in ay shan...

Ciidamada Somaliland oo xalay gurigiisa kala baxay wadaad caan ah

Rasaas xooggan ayaa xalay laga maqlay xaafad ka tirsan magaalada Hargeysa, kaddib markii howl gal ay ku qaadeen guri uu degenaa Wadaad caan ka ah Somaliland. Ciidamada la dagaalanka Argagixisada ee loo yaqaano RRU ayaa...

Stay Connected

3,985FansLike
578FollowersFollow
35FollowersFollow