video

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiiro cusub

Raysal wasaaraha Dawlada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isku shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyey kukuumadiisa 10 jeer in ka badan markastana waxay ka xeeladeysataa in baarlamaanka laga ansixiyo, waa qaab cusub...

RW Khayre oo ka cudurdaartay dhagax-dhigga Dekadda Garacad

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa  gaaray Magaalada Garacad ee Gobolka Mudug, halka Raysalwasaare Xassan Cali Khayre iyo  weftigii uu hoggaaminaayey ay safar shaqo ugu anbabaxeen Magaalada Qardho halkaasina si diiran loogu...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaare Khayre oo gaaray Garoowe”sawirro”

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad-goboleedka Puntland. Ra”iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa magaalada Garoowe kusoo dhaweeyey...

Madaxweyne Farmaajo oo Booqan doonaa Dalka Eritrea.

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinimada berito ah uu booqasho ku tago caasimada dalka Eritrea ee Asmara sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta soomaaliya Daahir Maxamuud Geele. Sidoo...

Dagaalyahanada Alshabaab ayaa la wareegay deegaanka Af-Urur

Dagaalyahanada Alshabaab ayaa la wareegay deegaanka Af-Urur, iyadoo ay halkaasi isaga baxeen Ciidamadii Puntland ee Saldhiga ku lahaa Deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari.   Sida ay baahisay warbaahinta taageerta Al-Shabaab Ciidamada Puntland ee saldhigga ku lahaa...

Shir lagu soo gabagabeeyey degmada Ceel-buh ee Gobolka Sanaag

Waxaa galabta Magaalada Ceel-buh ee gobolka Sanaag lagu soo gaba-gabeeyey shir dhaqameed socaday muddo toddobaad ah oo lagaga arinsanaayey Horumarka iyo xalinta khilaafaadka Magaalada Ceel-buh iyo degaanada hoos yimaada.   Shirkan waxa ka soo qayb galay...

Somaliland iyo Puntland oo Madaafiic culus isku garaacay iyo khasaare ka dhashay

Wararka ka imanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in saaacadihii aynu ka soo gudbay halkaa laga maqlay madaafiic ay is weydaarsadeen ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ee isku hor fadhiya jiida hore...

Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Isbitaalka Carafaat (Sawirro).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jaray isbitaalka cusub ee CARAFAAT oo magaaladda Garowe laga hirgeliyey,isbitaalka oo ah mid ay u dhamaystiranyihiin waaxyaha caafimaadka ee isbitaal leeyahay ayaa waxaa maalgeliyey...

Munaasabad looga arrinsanayo daradargelinta dhismaha waddada Ceeldaahir Ceerigaabo ayaa hadda ka socoto Hoolka Jaamacadda...

Munaasabad looga arrinsanayo daradargelinta dhismaha waddada Ceeldaahir Ceerigaabo ayaa hadda ka socoto Hoolka Jaamacadda Bariga Afrika farceeda Garoowe. Munaasabadda waxaa kasoo qayb galay Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Cali Gaas Xubno ka tirsan labada...

9 qof oo ku sumoobay Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in 9 qof oo hal qooys wada ah ay ku sumoobeen ka dib markii ay dhammeen caano xoolaad. Qooyskan caanaha ku sumoobay ayaa...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °