Wasiir Beyle oo kula kulmay Muqdisho Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland

Waxaa Magaalada Muqdisho Ku kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo  Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland oo shalay soo gaaray Magalada Muqdisho Wasiir Beyle ayaa Wasiir kuxigeenka waxa uu Warbiixn ka siiyay...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga

Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Somaaliya Mudane  Maxamed Cabdilahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Talyaaniga. Wafdiga madaxwaynaha oo ay qayb ka...

Daacish oo udigtay ururka Al-shabaab ee Somaliya kadagaalama

Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ka dagaalanta Syria oo lagu magacaabo Al-Naba ayaa waxaa lagu soo daabacay in hogaamiyayaasha sar sare ee Daacish ay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya kaga digayaan in...

Maamulka Degmada Balcad oo eedan Kulul uso jediyey Dowlada Somaaliya

Maamulka degamada Balcad  ayaa Ku eedeyay Dowlada federaalka Somaaliya in sidii Al Shabaab oo kale ay ula dhaqanto shacabka degan degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe Gudoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur Furdug ayaa sheegay in...

Golaha Wasiirrada Puntland oo ansixiyay degmooyin cusub

Golaha wasiirrada Puntland oo maanta ku shirey xarunta madaxtooyada Puntland ee duleedka magaalada Garoowe ayaa ansixiyay labo degmo,kaddib soo gudbin ka timid wasaaradda arrimaha gudaha Puntland. Degmooyinka cusub ee ay wasiirrada Puntland ansixiyeen ayaa kala...

47 jir ka mid ahaa raggii Weeraray Hotelka Saxafi

  Ururka Al-Shabaab ayaa baahiyay Magacyadda qaar ka mid ah raggii Jimcihii lasoo dhaafay weerarka kusoo qaaday Hoteelka Saxafi ee Muqdisho. Al-Shabaab ayaa horay u baahiyay Magaca Axmed Aadan Mursal oo ku magac dheeraa (Axmed Guduud)...

Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

Kulamo ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka soo saareen bayaan ku saabsan khilaafka  Dawladda Soomaaliya  iyo Dowlad goboleedyada. Kulamada Culimada ka dib Bayaan ay ay soo saareen oo ka...

Dowlada Somaliya oo lagu eedeyey soo ibsashada Hub farabadan

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay jabisay Cunaqabateynta hubka ee Saaraan, xilli dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ugu jirto sidii looga qaadi lahaa Cunaqabateynta, Maadaama ay dagaal kula jirto Al-Shabaab. Kooxdii Golaha Ammaanka...

Kooxo hubeysan oo wiil dhalinyaro ah ku dilay Magaalada Muqdisho

  Sida ay xaqiijiyeen gob jogayaal Kooxo hubeysan ayaa Maanta degmada Wartanabadda gaar ahaan Xaafadda Labo Dhagax ku dilay wiil dhalinyaro ah. Koox Bastoolado ku hubaysan  ayaa toogtay Ruux dhalinyaro ah ka dibna waxaa la sheegay in...

Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka kubada cagta ee Qaranka Soomaaliya

Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowlada somaliya  ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka itoobiya Waxa...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °