Ciidamada Jubbaland oo howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

Warrka ka imanaaya Deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Ciidamada Jubbaland ay ka wadaan maalintii howlgal ka dhan Al-shabaab. Deegaanada howlgalka Ciidanada ay ka wadan ayaa waxaa kamid ah...

Akhriso;Doorashada Madaxweynaha KGS oo mar kale dib udhacday

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Maamulka  Koonfur Galbeed  Somaliya ayaa markale soo saaray Jadwalka doorsahada Madaxweynaha,iyada oo waqtigii loogu talo galay ay dib uga dhacday. Kulan ay Magalada Baydhabo ay  ku yeesheen Guddiga doorashada Madaxweynaha...

DAAWO- Sawiiro;-Magaalada Bosaaso oo lagu sodhoweeyey Musharx Madaxwayne siciid Deni

Waxaa Magaalada Bosaaso Sibalaaran logu sodhoweeyey Musharax Madaxwayne Maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni 2019  waxana Sodhowanta ka Qayb galay Shacab waynaha  ku dhaqan Magaalada Bosaaso Sodhowan kadib ayaa Musharxa waxaa uu Khudbad dhinacyo badan tabanesa...

Kooxo Hubaysan oo dil ka gaystay Magaalada Bosaaso

Mgaalada Bosaaso ee Xarunta Ganagcsiga Maamulka Puntaland ayaa saka waxa Kooxo hubaysan ay ku dileen Saabir Axmed Cali oo ahaa xisaabiye Shirkad Ganacsi oo ku taalla  Bartamaha Magaalada Boosaaso Waxana weerarkan  dhaawac Kasogaaray ilaa 2...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kulan yeeshay

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintiii labaad booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo kula yeeshay Qasriga Quirinale Madaxweynaha dalka Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella. Labada Madaxweyne ayaa ka wada...

Agaasimiha Guud ee Wasaaradda Cadaalada Maamulka Soomaaliland oo is casilay

Waxaa Goordhow ku dhawaaqay in uu is casilay Agaasimihii Guud  Wasaarada Cadaaladda Soomaaliland Xuseen Maxamed Maxamuud. Agaasimaha ayaa ka mid ahaa Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ee booqashooyinka ku maraya deegaanada Bari ee Soomaaliland. Shir...

Sawrro;Madaxweynihii hore ee Somalia oo kulan leh Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubada Hoose ayaa waxa Kulan uga Socdaa Madxwayni Hore ee Dowlada Federaalka  Somaliya Xildhibaan  Xasan Shiikh Maxamuud oo Kismaayo Ku sugan. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah Xildhibaamo...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Rugta Ganacsatada & Warshadaha oo Heshiis kala saxiixday

Wasiirka Ganacsiga iyo Washadaha Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Rugta Ganacasatada iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixdeey heshiiskii Sadaxaad ee Madasha Wada hadalka, Ganacstada iyo Dowladda ee Public Private Dialogue (PPD Heshiiskan ay wada gaareen...

Wasiir Beyle oo kula kulmay Muqdisho Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland

Waxaa Magaalada Muqdisho Ku kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo  Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland oo shalay soo gaaray Magalada Muqdisho Wasiir Beyle ayaa Wasiir kuxigeenka waxa uu Warbiixn ka siiyay...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga

Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Somaaliya Mudane  Maxamed Cabdilahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Talyaaniga. Wafdiga madaxwaynaha oo ay qayb ka...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °