Al-Shabaab oo xirtay laantii Andalus ee Baardheere.

Isniin, Luuliyo 20, 2015 (SO) —Kooxda Al-Shabaab ayaa albaabbada isugu dhufatay laanta idaacaddeeda Andalus ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Kooxda ayaa sidoo kale sii daysay maxaabiis ku xirnayd saldhigga guud ee magaalada. Arrinta ayaa timid...

Dawlada Puntland oo si habsami leh uga shaqaynaysa Dhulka ka baxsan Laamiga.

Isniin, Luuliyo 20, 2015 (SO) —Isuduwaha cusub ee Wasaaradda xannaanada xoolaha Dawlada Puntland ee gobolka Sanaag Dr. Maxamed Siciid,ayaa maanta xilkii kala wareegey isuduwahii hore Dr. Cabdiraxmaan Daahir,ka dib Munaasabad xil wareejin ah oo...

Wafdi uu hogaaminayo Cumar Cabdirashiid oo lagu soo dhaweeyey Burtinle & Gaalkacyo.

Isniin, Luuliyo 20, 2015 (SO) —Ra’iisulwasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmooyinka Burtinle iyo Gaalkacyo. Wafdiga ra’iisulwasaaraha ayaa ka koobnaa labadda gole ee dowladda Soomaaliya,...

MADAXWEYNE XASAN: Taageerada UK Waxay Muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kaga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Boqortooyada UK Wakiilka uga noqon doonta Somalia Harriet Mathews. Xasan Sheekh ayaa ugu horreyntii ka Mahad-celiyay Taageerada mar...

Shacabkii ku noolaa Diinsoor oo Barakacay iyo Dagaalo Culus oo ka Soconaya Gobolka Bay.

Isniin, Luuliyo 20, 2015 (SO) — Dadweynihii ku noolaa Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay oo ay maamulaysay Xarakada Al-shabaab ayaa si aad ah uga Barakacay Degmadaas, iyadoo dagaallo culus ay ka socdaan qaybo ka...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °