Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo la dilay

Galabta magaalada Muqdisho waxaa lagu diley Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Cabdulaahi Xuseen Maxamuud. Xildhibaanka ayaa lagu dilay Qarax loogu xiray Gaarigiisa xiliga uu qarxay Gaariga ayuu Marxuumku marayey sida wararku sheegayaa...

MADAXWEYNE XASAN: Taageerada UK Waxay Muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kaga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Boqortooyada UK Wakiilka uga noqon doonta Somalia Harriet Mathews. Xasan Sheekh ayaa ugu horreyntii ka Mahad-celiyay Taageerada mar...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °