ONLF : Waan la shaqeyneynaa madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka

Ururka ONLF ayaa markii ugu horeyay soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee dhawaantan loo doortay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Max’uud Cumar Cagjar sida uu Idaacada VOA u sheegay afhayeenka ururka. Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge ayaa...

Madaxweyne cusub Dawlad Deegaanka Soomaalida oo sheegay in la badalayo calanka

  Madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar ayaa u sheegay dad uu kula hadlayey magaalada Addis Ababa in uu ka shaqayn doono sidii loo beddeli lahaa calanka dawlad-deegaanka. Calanka ayaa qaybta...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Jabuuti...

Muqdishu oo aan sannadkan laga codayn karin

Laga bilaabo maanta ayey muwaadiniinta Swedhiska ah ee dibadaha ku sugan ka codeeyn karaan safaaradaha ku yaal dalalka ay deganyihiin. Hasayeeshe ayaaney surtogal u ahayn kuwa hadda Soomaaliya jooga in ay ka qayb qaatan...

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka “Sawirro”

Dawlada Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada ay ka samaynayaan gudaha dalka iyada oo la waafajinayo hannaanka...

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u qaabishan Soomaaliya, Faadumo Dayib oo hordhac u ah wafdi ay hoggaaminayso agaasimaha arrimaha haweenka...

Dawlada Soomaaliya oo howlgalisay Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Dawlada Soomaliya ayaa si rasmi ah u hawlgalisay golaha dhaqaalaha Qaranka oo bishii July ee ina dhaaftay lagu magacaabay wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya. Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sheegay...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Dadaal ugu Jira Qabsoomidda Doorasho Qof & Hal Cod ah.

Kulan aqoon is-waydaarsi ah oo uu soo qaban-qaabiyey Guddiga Doorashooyinka ee Qaranka Soomaaliyeed oo taageero ka helaya Midowga Afrika (AU) ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku saabsan doorashada Soomaaliya ee la filayo in ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, kadib soo jeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed. Garyaqaannada uu Madaxweynuhu...
video

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiiro cusub

Raysal wasaaraha Dawlada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isku shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyey kukuumadiisa 10 jeer in ka badan markastana waxay ka xeeladeysataa in baarlamaanka laga ansixiyo, waa qaab cusub...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °