Wasiir Jamaal oo ku guulaystay doorashada kursigii golaha shacabka

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku guulaystay doorashada Kursigii Golaha Shacabka Soomaaliya ee saaka lagu qabtay Xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe.   Jamaal Maxamed...

Hay’adda UNICEF oo muddo sanado ah ka dib maanta xafiis ka furatay Muqdisho –...

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxa Bariga iyo Koofurta Africa ee Hay’adda Unicef ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jaray dhismaha cusub ee xafiiska Unicef ee Soomaaliya. Munaasabada waxaa Goobjoog ka ahaa shaqaalihii...

Dalka Soomaaliya oo Ciidamo nabad-ilaalineed u diraya Koonfurta Suudaan

 Urur Goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamo ka socda ka socda dalka Gobolka oo Nabad Ilaalin loo dirayo dalka Koofurta Sudan, si loo hirgeliyo heshiiskii laga gaaray colaada Koofurta Sudan. Shir madaxeedkii Urur...

Wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya oo soo bandhigtay Tusaha Sicirka Badeecadaha.

Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Tusaha Sicirka Badeecadaha. Agaasinka Tirakoobka iyo Xogaha Qaranka (Director National Statistics) ayaa waxa uu soo bandhigaa Bil waliba Tusaha Sicirka Badeecadaha...

Bangiga adduunka oo amaanay Hormarka Somalia ay ka sameysay lacagaha la isugu gudbiyo Taleefoonada

Bangiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkaan kordhi doono 3-4%, bangiga ayaa daabacay qiimeyntiisii saddexaad ee ay ku sameeyeen dhaqaalaha Soomaaliya taasi oo muujineysa qodobada ugu waaweyn ee tilmaamaya hormar dhaqaale inuu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka Telleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo khadka taleefanka ku wada hadlay ayaa iska xog wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo dadaallada lagu xoojinayo...

Maamul goboleedyada oo xiriirkii u jaray dowlada federaalka

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirkoodii maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo, ayagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay uga cabanayaan dowladda dhexe. Hadaba...

Maamul gobolleedyada oo laga dalbaday xisaab celin ku aadan lacagaha ay siiso dowladda dhexe

Dawlada Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay ka codsatay madaxda dawlad gobolleedyada xisaab celin ku aadan lacagaha dawlada dhexe ay siiso Maamul -goboleedyadda, xili madaxda maamulada dalka shir ka dhan ah dawlada dhexe ku leeyihiin...

RW Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga ah ee Diiwaan Gelinta Ciidanka – Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Janaraal Dhega-badan oo ay ka socoto diiwaan gelinta nidaamka casriga ah ee ciidanka xoogga dalka ayaa saraakiisha shaqada loo...

Madaxwayne Farmaajo oo wadahadallo la yeeshay Madaxwaynaha Shiinaha Xi Jinping

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Madaxweyne Xi...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °