video

Khudbadii Ra’isul Wasaare ka jeediyey Maalinta Afka Hooyo – Daawo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa  ka qayb galay munaasabad lagu weynaynayey maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo sanad walba 21-ka Febraayo la qabto.Waxaana soo qaban qaabiyay maamulka Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga ee “AGA”...

Guddoomiye Jawaari oo xilkii iska casilay

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhaw xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u akhriyay warqad is casilaad ah oo ka timid guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Xildhibaannada oo maanta u balansanaa in...

Amin Arts oo Sawir Gacmeed la yaab leh ka sameeyay Mooshinka ka dhan ah...

Magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda Ol’ole balaaran oo ay wadaan Xildhibaanada Soomaaliya, kaas oo ay ku doonayaan inay xilka uga qaadaan Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud. Xassan Sheekh ayaa horay Mooshinadii...

Wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya oo soo bandhigtay Tusaha Sicirka Badeecadaha.

Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Tusaha Sicirka Badeecadaha. Agaasinka Tirakoobka iyo Xogaha Qaranka (Director National Statistics) ayaa waxa uu soo bandhigaa Bil waliba Tusaha Sicirka Badeecadaha...

WARGELIN MUHIIM AH!

Wargelin Muhiim ah! Dad badan oo Soomaali ah, waxaa laga la noqday sharcigii deganaanshaha dalka Norway. Qodobo kala duwan ayaa dadkaas loo cuskaday, si sharciga looga celiyo looguna dhoofiyo waddankii Soomaaliya oo ay ka yimaadeen.   Sida...

Rajab Erdogan”Indha kama laabanayno Abaaraha ka jira Somalia”

Madaxwaynaha dawladda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dalkiisa uusan indha ka laaban doonin dhibaatooyinka abaabaraha ee ka jira dalka Soomaaliya.  War uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay Madaxwayne Erdoğan in shacabka...

Muqdisho oo laga xusay maalinta xoriyada 26’da June 2016

Munaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegtay markii Calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriirka, ayaa waaxaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho Munaasabad loogu...

Madaxwayne Farmaajo oo wadahadallo la yeeshay Madaxwaynaha Shiinaha Xi Jinping

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Madaxweyne Xi...

Itoobiya oo sheegtay in QalbiDhagax lagu sii daayay codsi uga yimid dawlada Soomaaliya

Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in sii deyntii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax) ku timid codsi uga yimid dawladda Federaalka Soomaaliya, oo markii horeba u gacan galisay. Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar...

Wasiir Bayle oo sheegay in dakhliga dalka uu kordhay boqolkiiba 58.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu faahfaahiyay waxyaabihii u qabsoomay 6-dii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirka Beyle ayaa sheegay in Lixdii Bil...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °