Madaxwayne Gaas oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Waftigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee isugu jirey xubnaha labada gole ee Dawladda iyo xubno meteleya bulshada rayidka ah ayaa soo gaadhey magaalada Muqdisho ee Caasimadda...

Shirkii Baarlamanka Soomaaliya ee Geedi-socodka Doorashada oo dib loo dhigay

Kulankii Baarlamanka Soomaaliya ee ay maanta uga doodi lahaayeen Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka uu Xildhibaanada ka dalbaday inay fursad siiyaan shirar u socda Mas’uuliyiinta...

DANJIRE JAMAAL: Dalka Soomaaliya ayaa Rasmi ahaan loogu Wareejinayaa Maamulka Hawada Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loogu wareejiyo maamulka hawada Soomaaliya iyadoo Muqdisho la keenay qalabka lagu hago diyaaradaha, kaas oo la sheegay in laga keenay Magaalada Nariobi ee xarunta...

Dardar gelinta hawlaha dib u eegista Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay (Sawiro)

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan looga hadlaayey dardar gelinta howlaha dib u eegista Dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta Villa Hargaysa ee magalaada Muqdisho; waxaana ka qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ,...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka Hor-yimid Wareejinta Xaruntii hore ee Baarlamanka Dalka Soomaaliya

Baarlamaanka Dawlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta kasoo horjeestaytallaabadii Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale uu ugu Wareejiyay xaruntii ex-baarlamaan ee Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay in ay tahay mid sharci darro ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho...

Dawlada Soomaaliya oo Saldhig Boolis ka furtay Garoonka Adan Cadde

Waxaa maanta magalada Muqdishu xarunta Somalia gaar ahaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde laga furay Saldhig Boliis oo ciidanka AMISOM ka dhiseen madaarka.  Xafladda xarigga looga jarayay saldhiggan, ayaa waxaa kasoo qayb galay madax kasocota,  wasaarada Amniga...

Madaxweyne Xasan iyo Nicholas Key oo furay shir looga hadlayo hiigsiga 2016.

M   adaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Key ayaa maanta wada furay shir looga hadlayo Hiigsiga 2016 iyo qorshaha dowladda. Shirkan waxaa ka qayb galay 12o...

Nicholas Kay oo Ka soo Horjeestay Mooshinka Xassan Sheekh laga keenay.

Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dadaallada ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya ku doonayaan inay xilka uga xayuubiyaan madaxweyne Xasan Sheekh. Kay ayaa waxa uu sheegaya in...

JAWAARI: Dhinacyada Mooshinnada keenay waa inay Miiska Wadahadalka soo Fadhiistaan.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhinacyada isku haya Mooshinnada iska horjeeda ee Baarlamaanka la keenay ay isugu yimaadaan Miiska Wada-hadalka. Jawaari ayaa qoraalka uu soo...

Xassan Sheekh oo markii ugu horreysay ka hadlay Gabdhaha Soomaaliyeed ee Boqortooyada Sucuudiga loo...

Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Mxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Gabadhaha Soomalaiyeed ee Boqortooyada Sucuudiga Khaddaamadaha loogu qaaday xilli ay dadka Soomaliyeed arrintan ay aad u hadal hayaan.   Xassan Sheekh Madaxwaynaha Soomaaliya waxa uu sheegay in...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °