Cabdullaahi Cusmaan ”Aar Farmaajo ii geeya”
Madaxwaynaha dooran ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxa uu la kowsaday isu soo bax taageero ka dib doorashadii Maalintii Arbacda dhacday 08-02-2017.
Shacabka Soomaaliyeed ee dibadda jooga, kuwa gudaha dalka ku sugan gaar ahaan Gobolada...
Muqdisho: Dhalinyaro 100 qof u qaybiyey Afurro
Iyadoo lagu guda jiro Maalintii 7aad ee Bisha Barakaysan Ramadaan ayaa dhalinyaro isku tagtay waxay ka bilaabeen Magaalada Muqdisho Olole lagu afurinayo dadka Masaakiinta ah ee aan waxba haysan iyo dadka gabbalku ugu dhaco...
Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee G.Waqooyi
Warbaahinta Sanaag.so oo soo xiganaysa illo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in talaado maalinta beri ah, mar kale ay qabsoomayso doorashada xubnaha Aqalka sare ee Gobalada Waqooyi ee Soomaaliya.
Doorashada Xubnaha...
Dawlada Soomaaliya oo xarun safaaradeed ka furatay Dalka Ciraaq
Dawlada Federaalka ayaa maalintii shalay 15 Oct, 2015 si rasmi ah uga furatey xarun safaaradeed dalka Ciraaq iyadoo munaasabadaas goob joog ahaayeen wasiirka arrimaha dibada dalka Somalia, madaxweynaha maamulka Galmudug, wasiirka shidaalka dowlada Federalka, ...
Kulan aqooneed dhexmaray Jaamacada Jamhuuriya & Maktabadda Ifiye
Kulan aqooneed aad iyo aad u qiimo badan ayaa maanta waxaa uu dhexmaray madax sare oo ka socota jaamacada jamhuuriya (Jamhuriya university of science and tecnology) iyo maamulka maktabada Ifiye oo ku taal magaalada...
Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka Hor-yimid Wareejinta Xaruntii hore ee Baarlamanka Dalka Soomaaliya
Baarlamaanka Dawlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta kasoo horjeestaytallaabadii Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale uu ugu Wareejiyay xaruntii ex-baarlamaan ee Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay in ay tahay mid sharci darro ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho...
Madaxwayne Farmaajo oo la kulmay ”Aar Farmaajo ii geeya”
Wiilkii ku caan baxay Hal-kudhiga ah ''AAR FARMAAJO II GEEYA'' ayaa Galabta loo geeyey Madaxwaynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.
Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magcaabo Cabdullaahi Maxamuud Cismaan ayaa muuqaalkiisa laga daawaday baraha Bulshada...
Siciid Qoorsheel” Guddiga Doorashada ma ka la cadda shaqadoodu”
Siciid Jaamac Qoorsheel, oo kamid ah gudiga doorashooyinka Dawlada Federalka Soomaaliya ee dhawaan uu magacabay Madaxwayne Xassan Shiikh ayaa sheegay in farqi wayn u dhexeeyo Gudiga Doorashooyinka hadda la magacabay iyo kii hore loo...
Madaxwayne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo hishiis ku saxiixday Nairobi – Sawiro
Madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kullankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr qodob ka kooban.
Labada madaxwayne ayaa ka wada hadlay baahida...
Dibadbaxyo ka dhacay Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolaada dalka
Dibadbax ballaaran oo ay ka qayb galayaan dadwayne isaga ka la yimid xaafaddaha magaalada Muqdisho ayaa waqtigan ka soconaya magaalada Muqdisho.
Garoonka kubadda cagta ee Banaadir waxaa hadda ka socdo dibadbax weyn, waxaana aad loo...