Taliyaha Ciidamada XDS oo Booqday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho – Sawirro

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomalaiyeed Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya 400 oo...

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo canshuur laga qaadayo

Wasiirka Wasaarrada Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa warqad uu 9-kii bishan u qoray Guddoomiyaha Golaha shacabka ayuu ku wargeliyay in Xildhibaanada aan wax canshuur ah laga goyn, wixii ka dambeeya October 2017 la...

Madaxwayne Farmaajo oo safarkiisii labaad ku tegay Dalka Imaaradka Carabta

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu-Dibai ee Caasimadda halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Sida ay SONNA u xaqiijiyeen saraakiil katirsan Madaxtooyada Soomaaliya,Waxaa ku wehliya safarka...

Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in ay sharci darro ahayd go’aankii xukuumadda ee Qalbi...

Guddigii Xildhibaanada Baarlamaanka ee loo xil saaray baartaanka kiiska Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa soo saaray Natiijada baaritaankooda, iyagoo sharci darro ku tilmaamay dhiibista Muwaadinkaasi.   Haalkaan hoose ka Akhriso natiiada Guddiga KA BAARAANDAGIDDA IYO QIIMEYNTA...

Afrika iyo USA ayaa maanta ka shiray Iskaashi

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku faah faahiyaya Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya,shir ka dhacay Dalka Mareykanka kaasi oo u dhexeeya madaxda Africa iyo Mareykanka.   Qoraalka Wasiirka Arimaha dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad   Maanta...

Hay’adda Socdaalka aduunka (IOM) oo Doon ugu deeqday Hay’adda socdaalka Soomaaliya.

Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay Doon nooca Xawaaraha ku socda oo lagu ilaalinayo Xuduudaha dhanka badda ee Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Banaadir. Hay'adda Xuduudaha Badda ayaa Doontan u adeegsan doonta hawlgaladda...

Wasiir Maryan Qaasim oo xilkii iska casishay

Wasiirka gargaarka & maaraynta masiibooyinka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Dr. Maryan Qaasim Axmed ayaa Maanta xilkii iska casishay kadib shir jaraa'id ay ku qabatay Magaalada Muqdisho.   Dr. Maryan qaasim oo ka mid ahayd shakhsiyaadka aad...

RW Khayre oo shir guddoomiyey shirka amniga oo beesha caalamku goobjoog ahaayeen

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen. Shirkan muhiimka u ah amniga ayaa...

Khuburo ka socota Norway oo qiimaynaya Basaboorka Soomaaliga – Sawiro

Magaaladda Muqdisho waxaas oo gaaray Khubaro arimaha hubinta dukumentiyada iyo basaboorada u qaabilsan wadanka Norwey  si ay u arkaan habka qaadashada Baasaboorka Soomaaliya. Imaanshaha wafdiga khubarada ah ayaa ka dambeysay ka dib safaro uu agaasimaha...

Madaxweyneyaasha dawlad goboleedyada oo la kulmay xildhibaanada aqalka sare

Kulanka Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah oo uu shir guddoominayey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) waxaa maanta marti ku ahaa madaxweynayaasha maamul goboleedyada. Kulanka oo loogu magac-daray is-xog-wareysi waxaa...

Stay Connected

3,985FansLike
578FollowersFollow
35FollowersFollow