video

Cali Khaliif Galaydh oo sanado badan ka dib maanta soo gaadhay Laascaanood

SANAAG.SO – Cali Khaliif Galaydh oo labadii casho ee la soo dhaafay ku sugnaa Degmadda Kalabeydh ee Gobalka Sool isla markaana kulamo la lahaa waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee Deegaanka ayaa ugu danbayn maanta waxaa...

Ogow 5 Waxyaalood oo ay Dowladu Ku Guuleysatay Balse Dadka Mooshinka Wada Aysan Raali...

Dowlada Soomaaliya ee ay hogaamiyaan madaxweyne Farmaajo & Khayre waxay jirta mudo ku dhow 10 bilood. Mudadaa ay dowladu jirtay waxay geed dheer & geed gaaban u fuushay sidii ay u soo celin lahayd...

Yaa Ka Dambeeya Dagaalada 30ka Sano Ka Socda Soomaaliya [DOOD KULUL]

Barnaamijka cafis oo uu soo qabanqaabiyey wariye Wali Haashi ayaa lagu lafa guray dagaalada 30ka sano ka socda Soomaaliya. Waxaana barnaamijka ka qayb galay dad kala aragti duwan oo qaarkood odayaasha dhaqanka ku dhaliilay...

Xilliga uu Furmayo Kalfadhiga Golaha Shacabka oo la shaaciyey

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay in Maalinta Sabtida uu furmayo kulamada Baarlamaanka, si loo sii dar dargeliyo howlaha Golaha horyaalla. “Dhamaan Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaa la ogeysiinayaa in waqtigii dib loo bilaabayay fadhiyada uu bilaawday,...

QAYBTII 3AAD: Hindiya oo xukuntay maxaabiistii ku xidhnaa Mumbai

Iyadoo weli bartan ka  loogu jiro maxkamadaynta maxaabiistii Soomaliyeed ee ku xidhnaa Dalka Hindiya waxaa sidoo kale Maanta 2017-08-12 la xukumay maxaabiis kale oo Soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 26 maxbuus, hore waxaa loo soo xukumay Qaybta...
video

Maxaad kala socotaa wada hadaladii Khaatumo iyo Somaliland?

Guddiga maamulka Somaliland u qaabilsan wadahadalka ay kula jiraan kooxda Khaatumo ee uu hogaamiyo Cali Khaliif Galeyr ayaa todobaadkan sheegay in dib loo dhigay shirkii lagu waday in 10ka bishan uu ka dhaco magaalada...

Wadahadaladii Somaliland iyo Khaatumo oo qoddobo laga soo saaray

Qoddobo ka kooban ayaa Maanta laga soo saaray Wada hadalo u socday Somaliland iyo Khaatumo oo ay ku soo afjareen Colaado dhex aloosanaa Maamulka Khaatumo iyo Somaliland.   Wadahadalada u dhexeeyey Somaliland iyo khaatumo ayaa waxaa...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °