18.6 C
Badhan, so
Thursday, September 21, 2017

Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo is dhiibay

Hoggaamiyaha mayalka adag ee Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada Xudur ee gobolka Bakool, halkaasi oo...

Max’ed Cismaan Jawaari oo ku guulaystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

Waxaa hadda lasoo afmeeray tirinta codadka Xildhibaanada Barlamanka Somalia ay ugu codeeyeen murashaxiinta u taagan Afhayeen golaha shacbiga dalka.   Doorashada Guddoonka oo ay ku loolamayaan...

Jawaari oo mar kale isku soo sharaxay Xilka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyiha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo ahaa intii u dhaxeysay 2012-2016 ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Maanta...

SHARIIF XASAN: Diyaar ayaan u nahay inaan qancino cid kasta oo doorashada ka cabanaysa

Madaxwaynaha Koonfur-Galbeed, Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay inuu la hadlo cid walba oo tabasho ka qabta arrimaha...

Maleeshiyada Shabaab oo dib looga saaray deegaanka Goof-gaduud

Magaalada Baydhabo wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Koonfur Galbeed-Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Itoobiya ayaa dib u qabsadeen deegaanka Goof-gaduud...

Diyaarad qaadka ka keenta Kenya oo Shil ku geshay Garoonka Diyaaradaha ee Bardaale

Diyaarad Qaadka ka keena Kenya ayaa la sheegay inay shil ku gashay maanta Degmada Bardaale oo ka tirsan Gobolka Bay, iyadoo wararku sheegayaan inay...

WAR-MURTIYEED: Shirkii Madasha Hoggaanka Qaran – Sawiro

War-murtiyeed ka kooban saddex 13-qodob oo ay isku af-garteen Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul-goboleedyada dalka ayaa laga  soo saaray Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka...

Shirka Madasha oo Maalintii Labaad ka Socda Baydhaba

Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo...

Shirkii madasha wadatashiga Qaran oo Baydhabo ka furmay

Shirkii madasha wadatashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya ayaa galabta ka furmay Baydhabo, iyadoo ay ka qayb-galayaan Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya.   Shirkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee...

Madaxwayne Xasan oo u tagay Baydhabo

Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Baydhabo oo lagu wado inuu maanta ka furmo Shirka wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka...
3,934FansLike
566FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Weather

Badhan, so
light rain
18.6 ° C
18.6 °
18.6 °
91%
3.5kmh
92%
Fri
25 °
Sat
30 °
Sun
31 °
Mon
30 °
Tue
30 °