18.6 C
Badhan, so
Thursday, September 21, 2017

Madaxwaynaha Jubbaland oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan xoogga dalka – Sawiro

M adaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islam Ayaa tababar usoo xiray Ciidamo katirsan Xooga Dalka qaybta 43 ee Magaalada Kismaayo. Munaasabada...

Madaxwaynaha Jubbaland oo furay Kal-Fadhigii Seddexaad ee Baarlamaanka Jubaland – DAAWO

SANAAG.SO— Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa furay Kulanka koobad ee Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Shacabka Jubbaland-Soomaaliya. Kulanka maanta waxaa soo...
video

Axmed Madoobe: Annaga ayaa isku tashanayna oo dhulka naga maqan xorraynayna

Madaxwaynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneeysa ka jeediyay soo xiritaankii kalfadhigii labaad ee baarlamanka Jubaland ayaa ka...

Jubbaland Oo Gudbisay Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwenaha yMaamul goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu shaaciyay  Liiska xubnaha u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah...
video

Madaxwaynaha Jubaland oo khudbaddiisii ciidda uga hadlay arimo kala duwan [DAAWO]

Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta madaxtooyada, kadib markii laga baxay salaaddii ciidda ayuu madaxweeynuhu uga hadlay arimo...

Shirkii Kismaayo oo looga hadlay Siyaasadda Amniga Qaranka

Kadib markii la dhagaystay, qudbadii Ra’isalwasaare ku xigeenka ee guudmarka Siyaasada Amniga Qaranka (NSP), ee lagu ansixiyay, Kulankii Madasha Hoggamiyayaasha Qaranka Soomaliyeed, Mogadishu, Bishii...

Ahmed Madoobe: Al-shabaab lagama adkaan karo inta ay jirto qabyaalad

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo ka Hadlayay Kismaayo ayaa sheegay in inta Soomaalidu ay ku dhaq-mayaan Qabyaalada aan laga adkaan doonin...

Al-shabab oo lix nin dil ku fuliyay

Dilka lixdan nin oo labo ka mid ah ay u dhasheen Kenya, ayaa ka kala dhacay gobolada Bay iyo Jubada dhexe ee Konfurta Soomaaliya. Al-Shabaab...

Kismaayo: Maxaabis Cafis loo fidiyey Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta cafis u fidiyey maxabiis tiradooda lagu sheegay 13 qof. Axmed Madoobe ayaa sheegay maalin ka hor in cafis...

Wafdigii DF ee booqday xadka Soomaaliya iyo Kenya oo ka warbixiyay wixii ay soo...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Difaaca Soomaaliya, Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo booqday degmooyinka Doolow iyo Balad-xaawo oo kawada tirsan gobolka Gedo, ayaa ka warbixiyay...
3,934FansLike
566FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Weather

Badhan, so
light rain
18.6 ° C
18.6 °
18.6 °
91%
3.5kmh
92%
Fri
25 °
Sat
30 °
Sun
31 °
Mon
30 °
Tue
30 °