Maamul Gobaleedyadda Soomaaliya oo taageeray go’aanka Dhaqaalaha lagaga jaray Somaliland

Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa ka hor yimid hab-macaamilka gaarka ah ee deeqaha lagu siiyo maamulka Somaliland, iyagoo si buuxda ula saftay dowladda Federaalka Somalia oo dhowaan diiday in la cusbooneysiiyo habkii “Special arrangments”...

Shirkii Amniga ee Baydhabo oo war-murtiyeed laga soo saaray.

Baydhabo:- Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga hadlay arrimaha Amniga Qaranka, waxaana shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Golaha Wasiirrada Maamulka Hirshabeele oo la dhaariyay

Golaha wasiiradda cusub ee maamul goboleedka Hishabeelle ayaa goor dhaw oo maanta ah lagu dhaariyay xarunta maamulka goboleedka Jowhar, ka dib markii ay heleen codka kalsoonida baarlamaanka maamulka. Golaha Wasiiradda cusub ayaa lagu hor dhaariyay...

Ogow 5 Waxyaalood oo ay Dowladu Ku Guuleysatay Balse Dadka Mooshinka Wada Aysan Raali...

Dowlada Soomaaliya ee ay hogaamiyaan madaxweyne Farmaajo & Khayre waxay jirta mudo ku dhow 10 bilood. Mudadaa ay dowladu jirtay waxay geed dheer & geed gaaban u fuushay sidii ay u soo celin lahayd...

Yaa Ka Dambeeya Dagaalada 30ka Sano Ka Socda Soomaaliya [DOOD KULUL]

Barnaamijka cafis oo uu soo qabanqaabiyey wariye Wali Haashi ayaa lagu lafa guray dagaalada 30ka sano ka socda Soomaaliya. Waxaana barnaamijka ka qayb galay dad kala aragti duwan oo qaarkood odayaasha dhaqanka ku dhaliilay...

Madaxweyne Waare oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi uga dhawaaqay golihiisa Wasiirada cusub. Waare ayaa xilka loo doortay bartamihii bishii September iyadoona xilkaasi loo caleemo saaray bishii lasoo dhaafay ee...

Maamul Goboleedyada oo dalbaday in la hakiyo ansixinta hindise sharciyeedyada

Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay ku dalbanayaan in la hakiyo ansixinta Hindise sharciyeedka Xukuumadda ay horgeysay Baarlamaanka, iyagoo ku baaqay in wada hadal laga sameeyo hindise sharciyeedka ka hor inta...

Madaxweyneyaasha dawlad goboleedyada oo la kulmay xildhibaanada aqalka sare

Kulanka Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah oo uu shir guddoominayey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) waxaa maanta marti ku ahaa madaxweynayaasha maamul goboleedyada. Kulanka oo loogu magac-daray is-xog-wareysi waxaa...

Madaxwaynaha Hirshabeele oo kulan casho sharaf ah la qaadtay xildhibaano

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xalay kulan casho sharaf ah kula qaatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare ee Hirshabelle ku matala Dowladda...

Madaxwaynaha JFS oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dawlad Goboleedyada

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dawlad Goboleedyada xubnaha  ka ah Dawlada federaalka Soomaaliya si ay uga qayb galaan Shir wadatashi ah oo ka...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °