18.6 C
Badhan, so
Thursday, September 21, 2017
Hiiraan & SH. Dhexe

Hiiraan & SH. Dhexe

Gorma ayaa la caleema saari doonaa Madaxweynaha Cusub ee Hirshabelle Waare?

  Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cusmaan Maxamed Barre ayaa shaaciyay in Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle la caleemo saari doono 27 Bishaan. 27-da Bishaan ayaa ku beegan...

Akhriso Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub Ee Hirshabelle

Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw waxaa ay madaxweyne u doorteen Maxamed Cabdi Waare isaga oo ka adkaaday Daahir Cabdulle Cawaale. Doorashada Waare waxaa ay timid kadib...

DEG DEG: Maxamed Cabdi Waare oo ku guuleystey doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle

 Maxaned Cabdi Waare ayaa uguuleystey doorashaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, kaddib markii uu wareegii ugu dambeeyay uu ka adkaaday Musharaxii la tartamayay Daahir Cabdulle...

Daawo Toos: Doorashada Madaxwaynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle oo bilaabatay

Doorashada Madaxwaynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa hada ka bilaabatay Hoolka weyn ee Farjano ee magaalada Jowhar, hoolka ayaa waxaa ku sugan Xildhibaaano, Musharaxiinta, Guddoonka...

Dowladda Somaliya oo sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay Doorashada Jowhar

  Dowladda Federalka Somaliya ayaa waxa ay ka hadashay Dooarashada maanta oo Sabti ah lagu wado inay ka qabsoonto Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle. Wasiirka...

Faah-Faahin Dheeraad ah Qarax ka Dhacay Magaalada Baladweyne

Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxan uu geystay qof jaakadaha qarxa xirnaa oo isku qarxiyay...

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay maamul goboleed laga dhisayo Gobolka Hiiraan

SANAAG.SO – War saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, dowladdaha Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, UK iyo...

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay

  Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay sagaalka xubnood ee ah guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabelle. Guddigan oo ka...

​Dawladda Federalka oo taageertay Xilka qaadistii Madaxwaynaha HirShabelle

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, iyadoo taageertay go’aankii Baarlamaanka Hirshabeelle ay xilka uga...

Wararkii ugu dambeeyay ee Jowhar iyo Wasiirada dowladda u dirtay oo kulamo wada

Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka oo shalay ku baxay xiisada ka taagan Maamulka Hirshabeelle ayaa kulamo la qaatay dhinacyada ay quseyso xiisada, iyadoo lagu...
3,934FansLike
566FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Weather

Badhan, so
light rain
18.6 ° C
18.6 °
18.6 °
91%
3.5kmh
92%
Fri
25 °
Sat
30 °
Sun
31 °
Mon
30 °
Tue
30 °