18.6 C
Badhan, so
Thursday, September 21, 2017

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug oo ku kulmaya Gaalkacyo

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku kulmaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, si ay u xoojiyaan heshiiska labada dhinaca horay u...

Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta cod aqlabiyad leh lagu meel mariyey

Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee maamulkaas, kaddib markii ay maanta kulan ku yeesheen magaalada Cadaado. Madaxweynaha maamulka...

Xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlusuna oo saaka ka taagan deegaanka Gobolka Galgaduud

Xiisad u dhaxeysa Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa saaka ka taagan deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud, kaddib markii saaka deegaankaas ay gudaha u galeen...

Deg deg: Madaxweynaha Galmudug oo golihiisa wasiirada ku dhawaaqay – Akhriso

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 22 wasiir 22 wasiir ku xigeen...

Xildhibaanada Galmudug oo kalsoonidii kala laabtay Madaxwayne Guuleed

Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa kalsoonidii kala laabtay Madaxwaynaha dawlad gobolleedka Cabdikariin Xusseen Guulleed. Kulanka maanta oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa shir guddoomiyay guddoomiye...

Galmudug oo ku eedaysay Puntland in ay doonyaha sharci darrada ah Askar soo saaraan

Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa soo qabtay Doon laga leeyahay dalka Yamen oo ay saarnaayeen 40 badmaaxiin ah, kuwaas oo Xeebaha Soomaaliya ka waday Kaluumaysi sharci...

Puntland iyo Galmudug oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis

Madaxwaynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Iyo Madaxwaynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa heshiis ku kala saxiixday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.   Heshiiskan ayaa...

Qaramada Midoobay oo diiday in Cabdiqaybdiid ka mid noqdo aqalka sare

W akiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Michael Keating, ayaa ugu baaqay maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland in ay ka reebaan xubnaha aqalka sare ee...

RW Cumar Cabdirashiid oo ka dagay Magaalooyinka Cadaado iyo Garoowe

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Raysalwasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa ka degey magaalada Cadaado ee xarunta ku meel-gaarka u ah maamulka Galmudug...

Ciidamo isku rasaaseeyey Magaalada Cadaado

Inta la xaqiijiyay, laba askari ayaa ku dhimatay, laba kalana way ku dhaawacmeen, dagaal u dhexeeya ciidammada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa...
3,934FansLike
566FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Weather

Badhan, so
light rain
18.6 ° C
18.6 °
18.6 °
91%
3.5kmh
92%
Fri
25 °
Sat
30 °
Sun
31 °
Mon
30 °
Tue
30 °