Xog: Awrkii ugu waynaa ee difaaca oo la kala iibsanaayo.

Iyadoo dalka Soomaaliya beel kasta ay hubaysan tahay, haddana waxaad maqlaysaa beel hebel qoraygii ina hebel ahaa bay gateen taas oo aan ku cusbayn dhagaha dadka. Beelaha Soomaaliyeed ayaa ugu hub iibsi badnaa wakhtiyadii dagaaladii...

Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay...

Wasiir Beyle oo kula kulmay Muqdisho Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland

Waxaa Magaalada Muqdisho Ku kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo  Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland oo shalay soo gaaray Magalada Muqdisho Wasiir Beyle ayaa Wasiir kuxigeenka waxa uu Warbiixn ka siiyay...

Baaq uu ka soo saaray Faisal Hawar- Abaaraha ba’an ee Gobolka Sanaag

  Halkan waxaan idiin ku soo bandhigaynaa  Baaq uu soo saray Faisal Hawar oo uu  uga hadlayo  xaalada abaareed ee ba'an isla markaana ka jirta  Gobolka Sanaag  taas oo uu ku shaaciyey  bartiisa  Facebook- ga, ...

Nin Maamule Iskuul ah oo lagu dilay degmada Afgooye

Kooxo Hubaysan ayaa Lasheyaga in ay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hooseay  ku dileen Macalin Maamule ka ahaa Iskuulka Daarul-Amal oo ka mid  ahaa Iskuulada ku yaalla degmadaas Maamulaha la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi...

Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

  Warrka hada naga sogaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhowed degaano ka tirsan Gobolkaas uu dagaal xoogan ka bilaawday. Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo Al-Shabaab,waxaana uu ka socdaa...

Booqashadii Galgala WQ: Mohamoud Kawte

Galgala Haddii Cadowgii laga saaray Dadka deegaanka Maxaa ka xiga in ay Degaanka ku laabtan? Waa su'aal ay is waydiinayaan kumanaan dadwaynaha ah balse taasi waxaa jawaabteedu noqonaysa markaad Galgala booqato iyo wixii ka...

Caalamka oo ku kala qaybsan weerarka dhinaca cirka ah ee Maraykanku ku qaaday waddanka...

Caalamka oo ku kala qaybsan weerarka dhinaca cirka ah ee Maraykanku ku qaaday waddanka Suuriya.   Khamiistii ina soo dhaaftay ayay ahayd markii Maraykanku shaaciyay inuu ku duqeeyaya waddanka Suuriya gantaalaha Tomahowk.   Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump...

Faah-Faahin Iska Hor imaad dhexmaray Militeriga iyo Ciidama Xasilinta ee Caasimada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa dagaal dhexmaray ciidamada xasilinta caasimada iyo kuwa Militeriga kaa oo ka dhacay deegaanka Haanta Dheere ee Degmada Dayniile. Dagaalka ayaa waxaa qaaday ciidamada xasilinta kadib markii ay...

QAYBTII 2AAD: Hindiya oo xukuntay maxaabiistii ku xidhnaa Mumbai

Dalka Hindiya waxaa shalay lagu xukumay maxaabiis kale oo Soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 16 maxbuus, waxa ay dalkaasi Hindiya ku xidhnaayeen ku dhowaad 7 sanadood.   Maxaabiista shalay la xukumay ayaa ah qaybtii labaad ee...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °