BUQ-BUQOODKA SIYAASADA

Buq-buqoodka Siyaasada Hal Siyaasada ku ugub ah oo ana ka bartay SHIRKA Garoowe ka socda ee ka gudubka nidaamka 4.5.  Buq-buqood! Akhristoow reer guuraaga Soomaliyeed ayaa leh nidaam dheefin iyo dhaqaale ay ku maareeyaan nolol maal meedkooda,...

Isimada Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Qardho – ...

SANAAG.SO—Diyaarad sida isimada Soomaaliyeed ee ka kala yimid gobalada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa galabta soo cago dhigatay Airporka magaalada Qardho. Isimadan oo ah qeybta kowaad ayaa gaarayey 30 kamid ah hogaanka dhaqanka gobolada koonfurta...

Ciidanka badda Puntland oo u dabaal degay sanad guuradii 5-aad ee markii la dhisay...

Ciidanka badda Puntland ayaa u dabaal degay sanad guuradii shanaad ee markii la dhisay, kadib xaflad ballaaran oo ka dhacday xarunta ciidanka ay leeyihiin deegaanka Bendersiyaada ee magaalada Bosaso. Waxaa ka soo qeyb galay munaasabadda...

Cabdiwali Gaas oo hambalyo u diray Shacabka maalinta Calanka Soomaaliyeed ee ( 12 oktoobar)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aadan maalintii calanka Soomaaliya la sameeyay sanadkii 1954 oo hadda laga joogo 61 sano. ''Halkaan waxaan rabaa inaan hambalyo uga diro umadda...

Madaxwayne Gaas oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Waftigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee isugu jirey xubnaha labada gole ee Dawladda iyo xubno meteleya bulshada rayidka ah ayaa soo gaadhey magaalada Muqdisho ee Caasimadda...

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (Qaybta koowaad).

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (Qaybta koowaad)   Beesha reer-guuraaga ah ee Soomaaliyeed, dhaqan ahaan ma lahayn udub-dhexaad siyaaso oo qaab dawladnimo, shuruuc qoran iyo hay’ado amni oo sharci fulineed; sida ciidammo booliis, maxkamado, xabsiyo iwm. Hase ahaatee, bulshadu waxay...

Shirkii Baarlamanka Soomaaliya ee Geedi-socodka Doorashada oo dib loo dhigay

Kulankii Baarlamanka Soomaaliya ee ay maanta uga doodi lahaayeen Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka uu Xildhibaanada ka dalbaday inay fursad siiyaan shirar u socda Mas’uuliyiinta...

Wasiirada Haweenka Puntland iyo Jubaland oo daaha ka qaaday iskaashi dhex mari doona.

Wasiirada Haweenka Jubaland Qamar Khaliif iyo Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa shaaca ka qaadey iney guda galayaan iskaashi iyo wada shaqayn dhex mari doonto Labada Wasaaradoo. Labada Wasiir oo warsaxaafadeed khadka teleefoonka wada qabtey ayaa...

Galgala: Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo dilay Saddex Sarkaal

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta toogasho ku dilay saddex sarkaal oo ciidanka daraawiishta Puntland ka tirsanaa, isagoo sidoo kalena dhaawacay saddex sarkaal oo kale oo iyaguna ka tirsanaa ciidamada Puntland. Toogashadan...

Qakabkii Dhismaha Waddada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo oo soo gaaray Boosaaso

Waxaa soo gaaray  Dekadda Magaalada Boosaaso Markab sida qalabka lagu dhisayo  Waddada isku xidha Ceel-daahir iyo Ceerigaabo. Markabka taagan Dekada Magaalada Boosaaso ayaa   seddexdii Maalmood ee u danbeeyey laga daabulaayey qalab kala duwan oo isugu...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °