Wargaysayada Dalka Norway oo Fawzi ugu yeedhay Obamihii Soomaalida

Waa kuma Fawzi Abdirashid Warsame? Fawzi Abdirashid Warsame wuxuu ku dhashay magaalada Oslo, taariikhdu markay ahayd 15 kii september 1998. Fawzi Wuxuu uu ka baxay dugsia hoose/dhexe ee Bjølsen ee ku yaal magaalada Oslo. Markii...

Zamsam Du’ale oo soo bandhigtay Moodadii ugu danbaysay ee lebbiska dharka dumarka

Zamzam Du’ale ayaa soo  bandhigtay Moodadii ugu danbaysay ee lebbiska Dharka Dumarka, iyada oo u naqshadaysay hab casri ah oo asturan; Zamsam iyada ayaa tosha dhammaan dharka ay soo bandhigtay, waxa ayna ku bixisay dadaal aad badan, waxana...

Isku Tashiga Dhismaha Waddada Ceel-daahir & Ceerigaabo oo ka bilowday Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Mudug.

Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo tacliinta sare  ayaa wada Olole balaadhan oo ay uga qayb qaadanayaan Barnaamijka isku-tashiga Puntland ee  dhismaha Waddada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo. Wasaarada Waxbarasha oo ka duulaysa  Baaqii Madaxwayne Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ...

Ka baro Gorgorka sida uu u noolaado 70 sanno, nolol caafimaad qabta!

Haddii aad rabto is badal dhab ah in aad noloshaada ku samayso, ka baro Gorgorka sida uu u noolaado 70 sanno, nolol caafimaad qabta! Gorgorka ayaa lagu tilmaama in uu yahay shimbirka ugu cimriga dheer...

Ilme yar oo ku dhashay Badhan Hospital oo u baahan caawinaad

Waxaa Maanta oo Jimce ah Masjidu Al-nuur Badhan salaadii Jimce ka bacdi la keenay ilmo yar oo xalay ku dhashay BADHAN HOSPITAL isaga oo xiidmuhu bannanka yaaliin, dhakhaatiirtii Hospitalkuna waxay sheegeen in aan Dalka...

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (Qaybta koowaad).

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (Qaybta koowaad)   Beesha reer-guuraaga ah ee Soomaaliyeed, dhaqan ahaan ma lahayn udub-dhexaad siyaaso oo qaab dawladnimo, shuruuc qoran iyo hay’ado amni oo sharci fulineed; sida ciidammo booliis, maxkamado, xabsiyo iwm. Hase ahaatee, bulshadu waxay...

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (QAYBTII LABAAD).

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (QAYBTII LABAAD). La soco qaybta saddexaad ! Qiyamka dad-nabadeednimada Soomaaliyeed bartilmaameedyadiisa waxa kaloo ka mid ah aamminsanaanta iyo waaci-ku-ahaanta inaan cidna cudud lagu cabiidin karin; isla markaasna, si kasta oo loo kala tiro badan yahay,...

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (Qaybtii Seddexaad)

XEER-DHAQAMEEDKA GARTA-GEED (Qaybtii Seddexaad) Marka labo qolo dhibaato dhex marto, guurtida wax-garad waxay dhinaca waxyeellada loo geystey hogo-tusaalaysaa in ku tallaabsiga aarsi ka hor ay habboon tahay in xaqqa ka maqan arrinsi nabadeed iyo wada...

Ciidanka badda Puntland oo u dabaal degay sanad guuradii 5-aad ee markii la dhisay...

Ciidanka badda Puntland ayaa u dabaal degay sanad guuradii shanaad ee markii la dhisay, kadib xaflad ballaaran oo ka dhacday xarunta ciidanka ay leeyihiin deegaanka Bendersiyaada ee magaalada Bosaso. Waxaa ka soo qeyb galay munaasabadda...

BAKAYLOW NIN BA WAA BURKII

BAKAYLOW NIN BA WAA BURKII Waa sheeko carruureed Soomaaliyeed oo ku saabsan colaad dhex martay dir bakayle iyo dir digiiran, ka dib waxaa  lagu heshiiyey in berri goob hebla la isugu yimaado si arrintaa la...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °