Wasiir Cawad “ Ma jiro wax wada hadal ah oo aan Kenya ka leenahay...

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibeda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka soo yeerey dowladda Kenya oo sheegtay in ay Soomaaliya la leeyihiin wada xaajood la xiriira arinta Badda. Wuxuu sheegay in...

Wasiirka Gashandhiga Somaliland oo laga baajiyey imaanshaha Badhan.

Wasiirka Gashandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa malmahan kusugnaa Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag,waxaana uu soo gaaray Magaalada Hadaaftimo halkasoo uu doonayey inuu uga sii gudbo Magaaladda Badhan, waxaase...

Roob xanibay isku socodka dadka iyo gaadiidka oo ka da’aya magaalada Muqdisho

 Roobab xoog leh oo bilaawday saqdii dhexe ee xalay ayaa wali ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw waxaana lagu soo waramayaa khasaare kala duwan oo ay geysteen roobabkan. Saameynta ugu weyn ee...

6 Qof oo ku dhintay Roobabkii ka da’ay Muqdisho

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa iyo maanta ka da’ayey caasimadda Muqdisho. Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in 6 qof ay ku...

Maxmed Mursal oo guddoomiyaha Golaha Shacabka loo doortay

Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku guulaystay doorashadii Afhayeenka Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda, ka dib markii uu wareegii labaad uga adkaaday Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow. Doorashada ayaa martay laba wareeg oo keliya, iyada oo...

Taliyaha Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo booqasho ku tagay xaduudka Lawya-cado

Taliyaha Hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Dawladda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo weli safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa booqday qaarka mid ah xarumaha...

Wasiir Hore Cabdilaahi Jaamac Saalax oo ka jawaabay hadalkii uu jeediyay Madaxweyne Cabdiweli Gaas

Wasiirkii hore ee Wasaarada dekeddaha iyo gaadiidka badda Puntland Cabdilaahi Jaamac Saalax oo Shalay ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland, doorashada 2019, ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan ee madaxweynaha...

Waqtiga la qabanayo doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta. Waqtiga doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa la qaban doonaa 30-ka bishan April oo ku beegan Isniin. Sanaag.so

Ra’iisul Wasaaraha oo daah-furay Barnaamij lagu Tirakoobayo Shaqaalaha Rayidka ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas oo looga dan leeyahay in la helo xog dhamaystiran oo ku saabsan shaqaalaha. Waxaan ka...

Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °